Hubi in qalabkaaga (Phone/PC) uu leeyahay boos (storage) ku filan.
Si aad filimka ugu daawato qalabkaaga, raac tillaabooyinkan: Tag ama Apple App Store . Raadi magaca app-ka aad rabto (tusaale: Fanproj ). Guji badanka Install .